Tawerka loo dhisay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud oo xariga laga jaray (Sawirro)

Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo ee caasimada KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa mudooyinkii dambe lagu sameenayay horumarin, waxaana dhawaan loo dhisay Tawer-ka garoomada diyaaradaha lagu aqoonsado. Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaana maanta si rasmi ah Xaraga ka jarey Tawerka Garoonka Diyaaradaha Shaati gaduud ee Magaalada … Continue reading Tawerka loo dhisay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud oo xariga laga jaray (Sawirro)